الجمعة، 15 أغسطس 2014

Abdallah Maadey: www.abdallahmaadeyblogger.com

Abdallah Maadey: www.abdallahmaadeyblogger.com: Uguhoreyntii Waxaan Halkaan Kasalaamayaa Dhamaan Umadda Islaamka Ah sigaar Ahna Waxaan Usalaamayaa Umadda Somaaliyeed Melwalbo Oo Calamka Ka...

www.abdallahmaadeyblogger.com

Uguhoreyntii Waxaan Halkaan Kasalaamayaa Dhamaan Umadda Islaamka Ah sigaar Ahna Waxaan Usalaamayaa Umadda Somaaliyeed Melwalbo Oo Calamka Kajoogaan Salaan Kadib Magaceygu Waa Abdallah Maadey Waxan Ahay Somaali Waxaana Kudhashey Somaaliya Magaalada Afgooye Oo Kamid Ah Gobolka Shabeelada Hose 05:00 Subaxnimo Maalin Axad Ah 15/7/1962 Hase Ahaate Waxaan Kubarbaarey Magaalada Buurhakaba Oo Kamid Ah Gobolka Baay Hayeeshe Wax Badan OO Nolashey Ah Waxaan Kuqaatey Khalijka Carabta Siba Dalka Saudi Arabia Ee Dhamaan Waxaa Idin Leeyahay Barasho Wanaagsan Kuna Sodhawada Bogagyadeyda Internetka Ama Bogaani www.abdallaamaadeyblogger.com